Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo gaaray heshiis dan u ah labada dal (Daawo Sawirada)

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Somalia, Dr. Abdullahi Ali Hassan iyo Wasiirada Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Masar, Saxar Nasar waxay shslay  qalinka ku duugeen Heshiiska Isfahamka Maalgashiga Wadajirka ee labada dal. Heshiiska Istaraatijiyada Iskaashiga Maalgashiga ee Somalia iyo Masar waxaa lagu saxiixay magaalladda Qaahira, kadib markii la soo gebagebeeyey Shirweynihii Labaad ee Guddiyada … Continue reading Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo gaaray heshiis dan u ah labada dal (Daawo Sawirada)